Mid kamid ah Taliyaasha saldhigyada booliiska Muqdisho oo la xiray

Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in xabsiga la dhigay taliyihii saldhiga booliiska degmada Xamar Weyn ee gobolka Banaadir Gaashaanle Dhaxe Siciid Cumar . Xariga taliyaha ayaa la sheegay in salka ku heyso qaraxiii xooganaa ee shalay ka dhacay Baar ku dhaw Xarunta Ganacsiga ee Miuqdisho Mall sidoo kale aan ka fogeyn saldhiga booliiska … Continue reading Mid kamid ah Taliyaasha saldhigyada booliiska Muqdisho oo la xiray